DHEGEYSO: VOA-da oo Gool FM ka waraysatay ciyaartii final-kii xalay (Falanqayn)

(Paris) 11 Luulyo 2016 – Waxaa xalay lasoo abyey tartanka Qaramada Yurub oo ay sanadkan kasoo qayb galeen quruumo aan kasoo qaybgeli jirin sidoo kalana uu qaaday dal aan qaadi jirin.

Portugal ayaa 1-0 soo daahday koobkii uga xoogtey xulkii martida loo ahaa ee Faransiiska, haddaba idaacadda Codka Maraykanka laanteeda af-Soomaaliga ayaa ciyaartaasi ka waraysatay Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha GoolFM.net.

Hoos ka dhegeyso waraysiga oo uu qaadayo weriye Jamaal Cusmaan.

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close