DHEGEYSO: Taageere Soomaaliyeed oo muujiyey go’aan adayg aan caadi ahayn!

(Minnesota) 11 Luulyo 2016 – Taageerayaasha kubadda cagtu way kala gedisan yihiin kalana go’aan adag yihiin oo qaar baa adkaysi u yeesha inay koox ku sugnaaddaan xitaa haddii ay kooxda lasoo deristo natiijmo xumo iyo jiilaal joogto ah, halka qaar kale ay kursiga ag dhigtaan habeenba kooxdii isku toosan.

Maxamed Xasan Shiine oo ku nool gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka oo ah taageere ku dheggan kooxda SS Lazio ee dalkaasi Talyaaniga oo todobaadkan xitaa ay is fahmi waayeen macallinka Bielsa oo sheegay inuu uga tegayo iyadoon soo iibinin laacibiinta uu u baahan yahay.

Haddaba, hoos ka dhegeyso Maxamed Shiine oo ka warramaya sida uu ula dhacsan yahay Lazio, waxaana waraysanaya Maxamed Xaaji oo ah tifatiraha GoolFM.net.

Foto Marco Rosi/LaPresse 25 05 2015 Roma ( Italia ) Sport-Calcio Campionato Serie A Tim 2014-2015 incontro SS Lazio Vs AS Roma allo Stadio Olimpico di Roma. Nella foto la coreografia della Curva Nord Foto Marco Rosi / LaPresse 25 05 2015 Rome ( Italy ) Sport - Calcio - Championship Serie A Tim 2014-2015 Match day SS Lazio Vs AS Roma at the Olimpic Stadium in Rome. in the photo Lazio's player and Roma's player
Foto Marco Rosi/LaPresse
25 05 2015 Roma ( Italia )
Sport-Calcio
Campionato Serie A Tim 2014-2015 incontro SS Lazio Vs AS Roma allo Stadio Olimpico di Roma.
Nella foto la coreografia della Curva Nord
Foto Marco Rosi / LaPresse
25 05 2015 Rome ( Italy )
Sport – Calcio –
Championship Serie A Tim 2014-2015 Match day SS Lazio Vs AS Roma at the Olimpic Stadium in Rome.
in the photo Lazio’s player and Roma’s player

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close