Daawo: Pepe oo ku hunqaacay garoonka kaddib markii ay ciyaarta dhamaatay

b1

(Paris) 11 Luulyo 2o16. Daafaca Portugal Pepe ayaa ku dhex matagay gegida kaddib kulankii ay xulkiisa qaadeen Euro 2016.

Pepe ayaa badi kulan ahaa mid ka gacan sareeya weeraryahanadii France isaga ayaana loo aqoonsaday kii ugu saameynta badnaa ee xulkiisa.

Ha yeshee, markii ay ciyaarta dhamaatay ayuu inta kadaloobsaday ayuu ku dhex matagay gegida.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close