Day: July 11, 2016
-
SAWIRRO: Xulka Portugal oo si heer qaran ah loogusoo dhoweeyay Lisbon (Miigag ka qayb galay gelbintooda)
(Lisbon) 11 Luulyo 2016 – Maalin uun kaddib markii ay hanteen Koobka Qaramada Yurub ee UEFA EURO 2016, waxaa xulka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DHEGEYSO: Taageere Soomaaliyeed oo muujiyey go’aan adayg aan caadi ahayn!
(Minnesota) 11 Luulyo 2016 – Taageerayaasha kubadda cagtu way kala gedisan yihiin kalana go’aan adag yihiin oo qaar baa adkaysi…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO & MUUQAAL: Kooxda Luzern oo ku guuleysatay Koobka Ramadanka ee wadanka Switzerland
(Luzern) 11 Luulyo 2016 – Tartan aad u xiiso badan oo kubadda cagta ah laguna maamuusayey bisha Barakeysan ee Ramadaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DHEGEYSO: VOA-da oo Gool FM ka waraysatay ciyaartii final-kii xalay (Falanqayn)
(Paris) 11 Luulyo 2016 – Waxaa xalay lasoo abyey tartanka Qaramada Yurub oo ay sanadkan kasoo qayb galeen quruumo aan…
Read More » -
England
Kooxaha ugu tunka wayn talyaaniga oo Arsenal kula loolamaya saxiixa Moussa Sissoko
(London) 11 Luulyo 2016 Moussa Sissoko ayaa xalay soo jiitay indhaha kooxo badan oo ka dhisan qaarada yurub kadib markii uu…
Read More » -
Spain
Ka waran Ronaldo haddii uu tababare noqdo…(Bal DAAWO tuu dhigay xalay)
(France) 11 Luulyo 2016. Xulka Portugal ayaa xalay gacanta ku dhigay koobkoodii ugu horreeyay ebid ee Euro kaddib markii ciyaar…
Read More » -
England
Juan Mata oo looga gacanhaatinayo Spain kadib markii uu kabaxay xisaabta Jose Mourinho
(Manchester) 11 Luulyo 2016 Kubadd abuuraha reer Spain ee Juan Mata ayaa looga gacan haatinayaa dalkiisa hooyo kadib markii uu ka baxay…
Read More » -
England
Wakiilka Pogba oo niyad jabiyay United: Juventus diyaar uma ahan inay iska iibiso Pogba”
(Manchester) 11 Luulyo 2016 Wakiilka laacibka kooxda Juventus ee Paul Pogba ayaa ka dhawaajiyay war aan u wanaagsanayn kooxda uu hogaamiyo…
Read More » -
Wararka
RASMI: UEFA oo soo saartay shaxdii ugu wanaagsaneyd ee Euro 2016…Gareth Bale oo ka maqan…Yaa kale oo mudnaa balse seegay?
(Paris) 11 Luulyo 2016. Waxaa goor dhawayd la shaaciyey kooxdii ugu wanaagsaneyd EURO 2016. Shaxdan oo rasmi ah ayaa ka…
Read More » -
Wararka
Daawo Sawirada: Ronaldo iyo xulufadiisa oo caga dhigtay Lisbon
(Lisbon) 11 Luulyo 2016.Waxaa goor dhaweyd cagaha dhigatay gegida diyaaraha magaalada Lisbon Diyaaradii waday xulkii Portugal. Cristiano Ronaldo ayaa hor…
Read More »