Pogba iyo Peresic oo la yiri maxaa isku heysaan….( Ricardo Quaresma oo TIN JARISTII ugu xumeyd caawa la iman doona Final-ka EURO 2016)+SAWIRRO

sn

(France) 10 Luulyo 2016. Daqiiqado yar kaddib ayaa la filayaa in la baasto ciyaarta Final ka Euro 2016 ee dhex mari doonta xulalka Portugal iyo Fransiiska, laakiin waxaa kaa yaabsan doona qaabka uu tinta u soo xiirtay xiddiga reer Portugal ee Ricardo Quaresma.

Xiddiga reer France Pogba, midka reer Croatia Peresic, timo waynaha reer Belgium Fellaini iyo timo cadaha reer Wales Aaron Ramsey ayaa ahaa dadka loogu hadal heynta badan yahay tartanka Euro sida ay tinta u sameysteen laakiin waxaa iyaga dhan beentaa yiri Quaresma oo malaha sidii ugu foosha xumeyd u soo xiirtay.

Sawirada ayaa waxaa xitaa ka muuqanaya saaxiibadiisa kooxda Cristiano Ronaldo iyo Pepe oo amakaag ka muujinaya sida uu tinta u soo jartay saaxiibkooda.

SAWIRRO:

Ricardo Quaresma showed off a new hairstyle

Ricardo Quaresma showed off a new hairstyle

http://i1.mirror.co.uk/incoming/article8385221.ece/ALTERNATES/s615b/

http://i4.mirror.co.uk/incoming/article8385222.ece/ALTERNATES/s615b/

Paul Pogba looks on

http://i4.mirror.co.uk/incoming/article8283652.ece/ALTERNATES/s615b/Marouane Fellaini

Chris Coleman and Aaron Ramsey after Wales win

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close