DAAWO SAWIRRO: Ronaldo oo ooyin ugabaxay garoonka kadib dhaawac soo gaaray

(Paris) 10 Luulyo 2016 Kabtanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa laga saaray ciyaarta haatan ka socota Stade de France ee u dhexaysa xulalka Portugal iyo France.

Ronaldo ayaa dhaawac uu ka soo gaaray intii ay socotay ciyaarta, wuxuuna awoodi waayay inuu dhamaysto inkasta oo dhaqaatiirtu ay isku dayeen sidii uu ku siiwadan lahaa ciyaarta.

daqiiqadii 23-aad ayuu Ronaldo cadeeyay inuusan awoodin dhamaysashada ciyaarta, waxaana bareelo looga saaray ciyaarta xili aan laga warami karin inta uu gaarsiisanyahay dhaawiciisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close