CAYAYAAN laga joogi la’yahay garoonka uu caawa ka dhacayo ciyaarta Final-ka EURO 2016+SAWIRRO

cayayaan

(France) 10 Luulyo 2016. Kumanaan cayayaan ah ayaa heehaabaya garoonka Stade de France oo uu ka dhacayo ciyaarta finalka Euro 2016 ee dhex mareysa Portugal vs France.

Kaamirooyinka ayaa soo qabtay garsoore Mark Clattenburg iyo rugcadaaga garsoorayaasha ee Pierluigi Collina oo iska difaacaya cayayaanka garoonka dhex haadaya.

SAWIRRO:

Moths surround Pierluigi Collina and referee Mark Clattenburg before the match

Assistant referee Andre Marriner picks up a moths before the match

Moths surround Pierluigi Collina before the match

A large amount of moths on a television camera

Moths on a corner flag before the game

Moths around the stadium

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close