Day: July 10, 2016
-
Euro 2016
HAMBALYO: Portugal oo hanatay Koobka Qaramada Yurub + Sawirro
(Paris) 10 Luulyo 2016 – Xulka Portugal ayaa hantay Koobka Qaramada Yurub ee 2016 kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen…
Read More » -
Euro 2016
Hooyada dhashay Ronaldo oo ka xumaatay qaabkii wiilkeeda uu uga baxay Final-ka Euro 2016
(Portugal) 11 Luulyo 2016 Hooyada dhashay kabtanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ka xumaatay qaabkii uu garoonka uga baxay wiilkeeda…
Read More » -
Euro 2016
Gareth Bale oo durbaba ka soo hadlay dhaawicii soo gaaray saaxiibkiis Ronaldo
(Paris) 10 Luulyo 2016 Laacibka xulka qaranka Wales iyo Real Madrid ee Gareth Bale ayaa ka xumaaday dhaawicii soo gaaray saaxiibkiis Cristiano…
Read More » -
Euro 2016
DAAWO SAWIRRO: Ronaldo oo ooyin ugabaxay garoonka kadib dhaawac soo gaaray
(Paris) 10 Luulyo 2016 Kabtanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa laga saaray ciyaarta haatan ka socota Stade de France ee…
Read More » -
Euro 2016
CAYAYAAN laga joogi la’yahay garoonka uu caawa ka dhacayo ciyaarta Final-ka EURO 2016+SAWIRRO
(France) 10 Luulyo 2016. Kumanaan cayayaan ah ayaa heehaabaya garoonka Stade de France oo uu ka dhacayo ciyaarta finalka Euro…
Read More » -
Euro 2016
Yuu taageeri doonaa Gareth Bale kulanka caawa ee Final-ka Euro 2016?
(Paris) 10 Luulyo 2016 Laacibka xulka qaranka Wales ee Gareth Bale ayaa caawa indhaha ka daawanaya kulanka kama danbaysta ee koobka qaramada…
Read More » -
Euro 2016
Pogba iyo Peresic oo la yiri maxaa isku heysaan….( Ricardo Quaresma oo TIN JARISTII ugu xumeyd caawa la iman doona Final-ka EURO 2016)+SAWIRRO
(France) 10 Luulyo 2016. Daqiiqado yar kaddib ayaa la filayaa in la baasto ciyaarta Final ka Euro 2016 ee dhex…
Read More » -
Euro 2016
GOOOGOOSKA: Portugal vs France 1-0 (Portugal oo hanatay Euro 2016)
France XI: Lloris, Sagna, Koscielny, Umtiti, Evra, Matuidi, Pogba, Sissoko, Griezmann, Payet, Giroud Portugal XI: Rui Patricio, Pepe, Fonte, Guerreiro,…
Read More » -
England
Barcelona oo badalka Alves ka raadinaysa kooxda Liverpool
(Barcelona) 10 Luulyo 2016 Wararka ka imaanaya ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Barcelona oo baadigoobaysa badalka Dani Alves ay diirada saaratay…
Read More »