Shax laga sameyey ciyaaryahanada Premier League bilowgiisa seegi kara

000-e1468064398196

(London) 09 Luulyo 2016. Xiddigo muhiim ah ayaa bilowga Premier League maqnaan kara sababo la xiriira Euro 2016.

Iyada oo beri la dheeli doono fiinaalaha tartanka waxaa hadana bilowday diyaar garawgii kooxaha ee ololaha dambe.

Dhamaan xiddigihii gaaray sideed dhamaadka Euro 2016 waxaa la filaya ain aysan dheeli doonin bilowga Premier League.

Waxaa ka mida ciyaaryahanadaas Ozil, Martial, Giroud iyo Payet.

xi1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close