Pepe oo ku soo laabtay tababarka xulkiisa Portugal ka hor final-ka Euro 2016 + Sawirro

(Paris) 09 Luuliyo 2016 – Xulka qaranka Portugal ayaa helay war farxad leh ka hor final-ka EURO 2016, kaddib markii uu Pepe tababarka dib ugu soo laabtay.

Difaaca kooxda Real Madrid ayaa lagu qasbay inuu seego kulankii xulkiisa Portugal uu 2-0 uga adkaaday Wales habeenkii Arbacada, kaddib dhaawac bowdada ah oo soo gaaray, taasoo keentay inay soo baxdo in shaki laga galiyo kulanka final-ka ee ay la leeyihiin France.

Si kastaba ha ahaatee, kaddib markii uu sii waday soo kabashadiisa dhaawac khamiistii iyo Jimcihii, Pepe ayaa sawirro laga soo qaaday isagoo tababarka la qaadanaya Saakay oo Sabti ah 22-ka ciyaaryahan ee xulkiisa Portugal.

Haddii loo arko inuu taam yahay, Pepe ayaa la filayaa inuu kulanka final-ka ka bedelo booska dhexe ee daafaca Portugal midkood labada xiddig ee Jose Fonte ama Bruno Alves.

SAWIRRO:

Capture

Cm6m-_5WcAAf2EO

Cm6m6d5WcAAMbKw

Cm6m8_UWcAESi6W

Cm6nBQSW8AADqpq

Cm6PYwnWIAAQZfK

Cm6sEv8WAAAaXpd

Cm6sFOcWcAAF9Co

Cm6sFoVW8AAle4P

Cm6sGelXYAA-BLx

Cm6VYg5WgAAnIel

Cm6WEpOXgAAcoTV

Cm6WRTdW8AAaqIu

Cm64SqmWYAA8U6V

ronaldo-cristiano-portugal-france-euro-training-session-pepe_3740571

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close