Guardiola oo aan kalsooni ku qabin Hart….Yuu bidhaansaday?

3388932_heroa

(Manchester) 09 Luulyo 2016. Sida laga soo xiganayo Mundo Deportivo. Goolhayaha Barcelona Claudio Ranieri waxa uu badali doonaa Joe Hart.

Pep Guardiola waxa uu rabaa in goolhayihiisa dookha kowaad in uu awoodo ku dheelida lugaha sida Manuel Neuer halka uu shaki galinayo tayada Hart.

Guardiola markii hore waxa uu bidhaansaday Marc-Andre Ter Stegen, kaas oo kaabe u ah Bravo, yeelkeede, City dooni meyso bixinta qiimaha lagu jabin karo qandaraaskiisa.

Taas waxa ay dhalisay in Pep u weecdo Bravo walow aan la ogeyn in Barcelona diyaar u tahay iibintiisa.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close