EEG: Shaxdan ayey Portugal ku soo gali kartaa fiinaalaha Euro 2016

(Paris) 09 Luulyo 2016. Xulka qaranka Portugal ayaa diyaar garaw ugu jira fiinaalaha Euro 2016 oo ay isku fara saarayaan France habeenka axada.

Wiilasha uu gegida ku hogaaminayo ayaa la qabaa in ay shaxda la soo shir tagi doonaan sida ay saadaalisay Goal.com.

Portugal waxa ay rabtaa in ay marka qaado Euro-ga kaddib kolkii 2004 looga xoogay dalkeeda.

Lacib

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close