DAAWO: CR7 vs Griezmann oo final-kii 2-aad sanadkan berri ku faltamaya!

(Saint-Denis) 09 Luulyo 2016 – Labada laacib ee CR7 iyo Antoine Griezmann ayaa berri ku faltami doona final-ka Euro 2016 oo ay iskugu soo bexeen xulalkooda Portugal vs France.

Labadan nin ayaa sanadkan markii 2-aad final iskaga soo horjeeda, markii xisaabta lagu daro final-kii CL.

Dhanka kale, waxay labada wiilba cayrsanayaan halyeeygii hore ama Diiqii reer France oo uu Griezmann durba barbarreeyay goolashii ugu badnaa ee uu tartan qura tartan ka dhaliyo oo ahaa 6 gool, halka Ronie uu barbarreeyay rikoodhkii 9-ka gool ee uu Michel Platini ka dhaliyey KQY.

Haddba, hoos ka daawo falanqayn arrintaa ku saabsan oo xog badan xambaarsan.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close