BARNAAMIJKA BARO CIYAARTOYDA DALKAAGA: Orodyahan Cirdaye oo Brazil ku wajahan ayaa marti ku ah.

Aqristeyaasheena sharafta lahoow ku soo dhawaada barnaamijkii xiisaha lahaa ee baro ciyaartoyda dalkaaga.

Barnaamijka oo ay alaaba soo diyaariso Nasrokiin Xaashi Nuure oo ka tirsan Goolfm waxay toddobaadkan ku marti qaadayOrodyahanka Soomaaliyeed ee lagu magacabo C/shakuur Cirdaye oo Olmpikada Brazil ku wajahan.

Hoos ka dhageyso

https://youtu.be/shYHAwjelgc

By: Nasrokiin Xaashi Nuure

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close