Arsene Wenger oo DAAHA KA ROGAY wixii uu Mezut Ozil ku yiri kaddib markii ay xulkiisa Germany ku hareen afar dhamaadka Euro 2016….?

545408432-e1468059784761

(Paris) 09 Luulyo 2016. Tababaraha Arsenal, Wenger iyo Robert Pires ayaa u muuqday kuwo maslaxaya mezut Ozil kaddib dheeshii France ee ay uga hareen Euro 2016.

Isaga oo la hadlaya beIN Sports, Wenger waxa uu sheegay in Ozil ku yiri in uu doonayo France in ay ku guuleysato tartanka madaama dalkiisa hada ka haray.

Xitaa hadii Ozil murugeysnaa, hadana waxa uu ahaa mid si qalbi wanaagsan u hadli kara.

La yaab ma leh hadii uu France u rajeeyey guusha madaama ay qeyb ka yihiin Olivier Giroud iyo

Laurent Koscielny oo ay Arsenal ka wada tirsan yihiin.

screen-shot-2016-07-08-at-10-09-41

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close