Day: July 9, 2016
-
Wararka
DAAWO: CR7 vs Griezmann oo final-kii 2-aad sanadkan berri ku faltamaya!
(Saint-Denis) 09 Luulyo 2016 – Labada laacib ee CR7 iyo Antoine Griezmann ayaa berri ku faltami doona final-ka Euro 2016…
Read More » -
Soomaaliya
BARNAAMIJKA BARO CIYAARTOYDA DALKAAGA: Orodyahan Cirdaye oo Brazil ku wajahan ayaa marti ku ah.
Aqristeyaasheena sharafta lahoow ku soo dhawaada barnaamijkii xiisaha lahaa ee baro ciyaartoyda dalkaaga. Barnaamijka oo ay alaaba soo diyaariso Nasrokiin…
Read More » -
Wararka
-
Uncategorized1
Arsene Wenger oo DAAHA KA ROGAY wixii uu Mezut Ozil ku yiri kaddib markii ay xulkiisa Germany ku hareen afar dhamaadka Euro 2016….?
(Paris) 09 Luulyo 2016. Tababaraha Arsenal, Wenger iyo Robert Pires ayaa u muuqday kuwo maslaxaya mezut Ozil kaddib dheeshii France…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daawo: Ozil oo doortay shaxdiisa ugu wanaagsan…..Waxaa ka maqan halyeyo Arsenal ah!
(London) 09 Luulyo 2016. Xiddiga Arsenal Mesut Ozil waxa uu magacaabay shax ka kooban 11-ka ciyaaryahan ee ugu wanaagsan, kuwii…
Read More » -
Wararka
Shax laga sameyey ciyaaryahanada Premier League bilowgiisa seegi kara
(London) 09 Luulyo 2016. Xiddigo muhiim ah ayaa bilowga Premier League maqnaan kara sababo la xiriira Euro 2016. Iyada oo…
Read More » -
Spain
Guardiola oo aan kalsooni ku qabin Hart….Yuu bidhaansaday?
(Manchester) 09 Luulyo 2016. Sida laga soo xiganayo Mundo Deportivo. Goolhayaha Barcelona Claudio Ranieri waxa uu badali doonaa Joe Hart.…
Read More » -
Soomaaliya
Barayaal ka socda FIFA oo siminaar u furay garsoorayaal Soomaaliyeed + Sawirro
(Muqdisho) 09 Luuliyo 2016 –Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Siminaar heerkiisu sareeyo kaasoo sare loogu qaadayo…
Read More » -
Euro 2016
Pepe oo ku soo laabtay tababarka xulkiisa Portugal ka hor final-ka Euro 2016 + Sawirro
(Paris) 09 Luuliyo 2016 – Xulka qaranka Portugal ayaa helay war farxad leh ka hor final-ka EURO 2016, kaddib markii…
Read More » -
Wararka
EEG: Shaxdan ayey Portugal ku soo gali kartaa fiinaalaha Euro 2016
(Paris) 09 Luulyo 2016. Xulka qaranka Portugal ayaa diyaar garaw ugu jira fiinaalaha Euro 2016 oo ay isku fara saarayaan…
Read More »