DHEGEYSO 2016: France vs Portugal…Warbixin xul ah oo ku saabsan finalka Euro 2016 (Tebintii Xaaji)

(Saint-Denis) 08 Luulyo 2016 – Portugal ayaa dhamaadka Euro 2016 kula ballansan barbaarta Les Bleus ama Faransiiska oo ah dalka tartanka martigelinaya oo ay Axadda ku kala bixi doonaan degmada SAINT-DENIS iyo gegada Stade de France.
Maalin uun kaddib markii ay Cristiano Ronaldo iyo kurayada kaalinayaa ay ka badiyeen xulkii tartanka ku cusbaa ee Wales oo ay 2-0 ku dhufteen, waxaa isla natiijadaa ugu jawaabey xulka Faransiiska oo lkn iyagu koobka ka diray kibaartii reer Jarman oo ah xulka guud ahaan ugu badsaday qaadista KQY.

Haddaba, hoos ka dhegeyso warbixin uu final-ka ka diyaariyey tifaftiraha webka GoolFM.net ee Maxamed Xaaji Xuseen Raage.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close