Day: July 8, 2016
-
Euro 2016
Xavi Hernandez oo loo doortay inuu gudoonsiiyo Euro 2016 xulkii ku guulaysta France iyo Portugal
(Paris) 08 Luulyo 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa u qoondeeyay Xavi Hernandez inuu gudoonsiiyo koobka xulalka Portugal iyo France…
Read More » -
Uncategorized1
Guardiola: Waxa ay iiga dhigan tahay ka shaqeynta meel uu joogo Mourinho….?
(Manchester) 08 Luulyo 2016. Tababaraha cusub ee Manchester City Pep Guardiola waxa uu qiray in ka shaqeynta isla horyaal oo…
Read More » -
Uncategorized1
MOURINHO WAXA UU IGA CAAWIYEY IN AAN JOOGO HEERKAN! Aqriso qodobadii ugu muhiimsanaa ee uu Guardiola uga hadlay shirkiisii jaraa’id ee ugu horreeyey isaga oo ah tababare Manchester City……
(Manchester) 08 Luulyo 2016. Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola ayaa maanta shirkiisii jaraa’id ee ugu horreeyey isaga oo ah macalinka…
Read More » -
Wararka
TOOS u Daawo: Shirka Jaraa’id ee Pep Guardiola
(Manchester) 08 Luulyo 2016.Waxaa hada ka socda gegida Ethihad ee Manchester City shirkii jaraa’id ee ugu horreeyey ee uu…
Read More » -
Euro 2016
Xiriirka kubadda cagta Germany oo ka hadlay mustaqbalka tababare Joachim Low kadib guul daradii ka soo gaartay France
(Berlin) 08 Luulyo 2016 Xiriirka kubadda cagta dalka Germany ayaa sheegay in tababare Joachim Low uu sii ahaanayo tababaraha xulka qaranka koobka…
Read More » -
Taariikhda
11 Geesi oo haleeli waayey ku guuleysiga tartan weyn oo caalami ah
(Muqdisho) 08 Luulyo 2016. Kabtanka Portugal waxa uu ku dhawyahay in uu sameyo wax uusan waligii sameyn – ku guuleysiga…
Read More » -
England
Man city oo qiimo qaali ah ku doonaysa daafaca Juventus ee Leonardo Bonucci
(Manchester) 08 Luulyo 2016 Kooxda Man city ee dalka ingiriiska ayaa isku diyaarinaysa inay dalab xoog leh ka gudbiso daafaca dhexe…
Read More » -
England
RASMI: Petr Cech oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(London) 08 Luulyo 2016 Goolhayaha xulka qaranka Czech Republic ee Petr Cech ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu ka fariistay ciyaaraha…
Read More » -
Euro 2016
“Ma ahayn natiijo cadaalad ah” – Manuel Neuer oo aan ku qancin guul daradii ka soo gaartay xulka France
(Paris) 08 Luulyo 2016 Goolhayaha xulka qaranka Germany ee Manuel Neuer ayaa cadaalad daro ku tilmaamay guul daradii 2-0 ee xalay ka…
Read More »