Sawirro Xul ah: Dabaal degga ciida iyo magacyada shirkadihii ka qeyb qaatay

 

?

 (Gool FM) 07 Luulyo 2016Waxaa soo booqday xarunta dhexe ee idaacadda Gool FM boqolaal dhageystayaal ah kuwaas oo u dabaal dageyay maalmaha farxadda badan ee Ciidul Fidriga.

Dhageystayaashaan ayaa ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir  iyo deegaanada ku harreereysan, waxaana ay fursad u heleen in ay salaan u gudbiyaan eheladooda iyadoo dhanka kale la guddoonsiiyay abaalmarino qaali ah.

Qaar ka mid ah Jaamacadaha ayaa dhiibay deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah, halka shirkadaha qaar ay ugu qeyb qaadanayeen agabyada ay hayaan.

Magacyada Shirkadaha Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha ka qeyb qaadanaya maalmaha Ciida.

1           Plasma Foundation

2          Somavilla University

3          Green Hop University

4          Hop University

5          Adult Commercial Secondary School

6          Hormuud Telecom Somalia

7          Al-khaliij General Trading .co

8          Som Star General Trading .co

9          Cawro Anaas Bubye Food Cosmetics

10        Miski  General Trading .co

11         Maalik General Trading .co

12         Warshadda Isbuunyadda Shaakir

13         Warshadda isbuunyadda  Mubaarak

14        Warshadda isbuunyadda Jazeera

15         Warshadda Biyaha Jeema

16        Warshadda Shampoo iyo Omadda  EE Udug   (JEEMA GROUP )

17         Zam Zam Food  Industry

18        Shirkadda Cabitaanka Shark energy  Drink

19        Nabaad Supermarket

20        Ugbaad Supermarket

21         Midnimo Supermarket

22         Barako Business  Center

23         Al Baik

DAAWO SAWIRRADA

?

?

?

?

?

?

?

?

?

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close