GER VS FRA 0-2…Faransiiska oo Jarmanka ka foowsey final-kana iska xaadiriyey + Sawirro

(Marseille) 07 Luulyo 2016 – Xulka Faransiiska ayaa Portugal kusoo labeeyay final-ka koobka Qaramada Yurub kaddib markii ay 2-0 iskaga reebeen dalkii koobka loo saadinayey ee Germany.

Xulka Faransiiska oo labada gool kala dhaliyey labadii gelin ee ciyaarta waxaa u wada dhaliyey geesigooda gooldhalinta hoggaaminaya ee Antoine Griezmann oo rigoore saxeexay daqiiqaddii 45-aad ee gelinkii hore, halka uu mid kale u raaciyey daqiiqaddii 72-aad, isagoo sidaa ku leh 6 gool oo uu gool.

Jarmanka oo doonayey iyo Yurub kala wareegaan Spain oo ay KQY ku darsadaan KA2014 oo ay 2 sanadood kahor hanteen ayaa waxaa riyadoodii jiirey Faransiiska oo raaskooda ku dheelaya.

Germany 0-2 France

Griezmann rig 45+2, 72 (F)

Germany: Neuer; Kimmich, Höwedes, Boateng (Mustafi, 61), Hector; Schweinsteiger (Sane, 79), Kroos, Can (Götze, 67); Özil, Müller, Draxler

France: Lloris, Sagna, Koscielny, Umtiti, Evra; Pogba, Matuidi; Sissoko, Griezmann (Cabaye, 91), Payet (Kante, 71); Giroud (Gignac, 77)

Garsoore: Rizzoli [ITALIA]

b26 b25 b23 b22 b21 b20 b19 b18 b17 b16 b14 b13 b12 b11 b9 b8 b7 b6 b5 b4 b3 b2 b1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close