CIID MUBAARAK: Gool FM oo hambalyo ku aaddan Ciidda u diraysa shacabka Soomaaliyeed

(Gool FM) 05 Luulyo 2016 – Madaxda, maamulka, shaqaalaha, howlwadeenka iyo dhamaanba cid kasta oo ka tirsan Gool FM waxay umadda Soomaaliyeed hawada u marinaysaa guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Waxaa berri ku beegan munaasibadda Ciidul Fitriga oo ay Muslimiinta ku maamusayaan dhamaashada bisha Soonqaad iyo bilshada bisha Soonfur.

Waxaan haddaba, dhamaan umadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryaynaa inuu waafajiyo ajarkii iyo khayrkii bisha barakaysan ee Ramadaan isla markaana uu ciiddan middeeda kale ku gaarsiiyo bash bash, barwaaqo, nabad iyo midnimo. Aamiin.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close