Henrikh Mkhitaryan oo soo gaaray Manchester si uu tijaabada caafimaad ugu maro United

3329102_heroa

(Manchester) 04 Luulyo 2016. Henrikh Mkhitaryan waxa uu soo gaaray Manchester si uu tijaabada caafimaad u maro deedna dhameystiro ku biiridiisa United, sidaas waxaa laga soo xiganayaa Sky Sport Italia.

Jose Mourinho waxa uu  u muuqday mida Magaalada Manchester gaaray markii ugu horeysay habeenkii axada waxaana hada raacay saxiix kale.

Borussia Dortmund waxa ay hore u xaqiijisay in ay heshiis United kala gaartay iibka Mkhitaryan, waxa kaliya ee hada dhiman waa qodobo sugaya in tiimaraha lagu dhufto.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close