Day: July 4, 2016
-
France
Guddoomiyaha PSG oo u mahad celiyey Laurent Blanc, isla markaana soo dhaweeyey macallinka cusub ee kooxda… (Daawo)
(Paris) 05 Luuliyo 2016 – Guddoomiyaha kooxda Paris Saint-Germain ee Waddanka Faransiiska Nasser Al Khelaifi ayaa shir jaraa’id oo uu…
Read More » -
England
MAQAAL: Maxaan ka baran karnaa shirarkii jaraa’id ee uu hore Mourinho u qaban jiray marka ugu horeysa ee ay kooxaha saxaafada u soo bandhigayeen kahor inta aysan beri Manchester United soo ban bixin?
(Manchester) 05 Luulyo 2016. Ka soo bilow ‘The Special’ilaa iyo ‘The Happy One’, Shirarka Jaraa’id ee ugu horeya Jose Mourinho…
Read More » -
Afrika
Leicester City oo qiimihii lacageed ee ugu sarreeyay taariikhdooda kula soo wareegtay Ahmed Musa
(Leicester) 05 Luuliyo 2016 – Kooxda Kubadda Cagta Leicester CIty ee waddanka Ingiriiska ayaa heshiis la gaartay weeraryahankareer Nigeria iyo…
Read More » -
Ameerika
Wiil yar oo Cudurka Kansarka qaba oo farriin qiiro leh u soo diray Lionel Messi iyo laacibiin hore oo iyana…..
(Buenos Aires) 04 Luuliyo 2016 – Wiil yar oo u dhashay waddanka Argentina ayaa dhambaal qiiro leh u soo diray…
Read More » -
Wararka
Milan oo doonaysa daafac qaali ah (Imisa ayuu ku kacayaa?)
(Milano) 04 Luulyo 2016 – Bartilmaameedka 1-aad ee Vincenzo Montella ayaa lagu sheegay daafaca Villareal ee Mateo Musacchio, sida ay…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: Montella oo markii ugu horreeysey booqday xerada tababarka & xarunta AC Milan (Kulan uu la qaatay Galliani)
(Milano) 04 Luulyo 2016 – Guddoonka AC Milan ee Adriano Galliani ayaa xaqiijiyey inuu kulan wanaagsan la yeeshay macallinka cusub…
Read More » -
Suuqa
Henrikh Mkhitaryan oo soo gaaray Manchester si uu tijaabada caafimaad ugu maro United
(Manchester) 04 Luulyo 2016. Henrikh Mkhitaryan waxa uu soo gaaray Manchester si uu tijaabada caafimaad u maro deedna dhameystiro ku…
Read More » -
France
WARBIXIN: BLAISE MATUIDI oo u soo duulay England si uu wada xaajood ula galo mid ka mida kooxaha ka dhisan Manchester…Waa tee?
(Manchester) 04 Luulyo 2016. BLAISE MATUIDI waxa uu si lama filaan ah ugu biiri karaa Mancehster Unired kaddib markii ay…
Read More » -
Ameerika
WARBIXIN: Maxaa ka jira in Lionel Messi uu ka laabanayo go’aankii uu uga fariistay ciyaaraha Caalamiga ah?… (Madaxweynaha Argentina iyo Maradona oo ka qayb galay Mudaaharaad lagu dalbanayo in Messi ku soo laabto xulka) + Sawirro
(Buenos Aires) 04 Luuliyo 2016 – Wararka ka imaanaya Waddanka Argentina ayaa waxa ay sheegayaan in Lionel Messi uu go’aansaday…
Read More »