Liverpool oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Joel Matip….(Lambarkee loo dhiibay?)+SAWIRRO

(Liverpool) 03 Luulyo 2016. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo bandhigtay daafaceeda cusub ee Joel Matip.

24-jirkan ayaa ku soo biiray  Merseyside bishii Feebaraayo waliba heshiis bilaash ah laakiin intii ka harsanayd xilli ciyaareedka ayuu u sii ciyaarayay kooxda Schalke oo uu ku soo qaatay 16-sano.

Sikastaba daafaca cusub ayaa u xiran doona Liverpool Lambarka 32-aad.

SAWIRRO:

Joel Matip poses with his new Liverpool shirt as he is unveiled at Anfield for the first time

The Cameroon defender has joined the club on a free transfer after leaving boyhood club Schalke

Matip (left) said he is excited to work with new manager Jurgen Klopp who he called a 'great coach'

The tall defender said he can't wait to play at Anfield after watching Liverpool's 4-3 win against Dortmund 

Matip (centre) takes part in Liverpool training on Saturday alongside Lucas (left) and Pedro Chirivella

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close