Day: July 3, 2016
-
Euro 2016
Xulka Qaranka Faransiiska oo rikoodh cusub ka dhigay Tartanka Qarammada Yurub
(Paris) 04 Luuliyo 2016 – Ciyaartii xalay uu xulka Qaranka Faransiiska 5-2 uga badiyay Iceland ee Euro 2016 ayaa waxa…
Read More » -
Euro 2016
Payet iyo Griezman oo isugu abaal guday Kabo dhunkasho… (Tollow maxay tahay sababta ka dambeysa?) + Sawirro
(Paris) 04 Luuliyo 2016 – Ciyaartii xalay Faransiisku 5-2 kaga badiyay Iceland ee tartanka qaramada Yurub ayaa waxaa la arkayay…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Yuu xulka Faransiisku ku beegmayaa wareegga afar dhammaadka, yaase loo doortay Man Of The Match?
(Paris) 04 Luuliyo 2016 – Xulka qaranka Faransiiska ee marti gelinaya sanadka koobka qaramada Yurub ayaa kulankii dhawaa ee wareegga…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Xulka qaranka Faransiiska oo xaaqay Iceland una gudbay afar dhammaadka tartanka + Sawirro
(Paris) 04 Luuliyo 2016 – Xulka marti gelinaya koobka qaramada Yurub 2016 ee Faransiiska ayaa u awood sheegtay Iceland, waxaana…
Read More » -
England
Waxaa lagu naaneysaa ‘TAYO’, muxuu ku baxsanayaa maadaama uu GAABAN yahay,?, halkuu ka galayaa SHAXDA Arsenal?….(Wax kasta oo aad uga baahan tahay saxiixa cusub ee Gunners Takuma Asano)
(London) 03 Luulyo 2016. Arsenal ayaa goor dhaweyd xaqiijisay inay heshiis la gaartay weeraryahanka reer Japan ee Takuma Asano inkastoo…
Read More » -
England
Liverpool oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Joel Matip….(Lambarkee loo dhiibay?)+SAWIRRO
(Liverpool) 03 Luulyo 2016. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo bandhigtay daafaceeda cusub ee Joel Matip. 24-jirkan ayaa ku soo…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: France vs Iceland 5-2 (Faransiiska oo si qurxoon semifinal ku gaarey)
FRANCE: Lloris, Sagna, Umtiti, Koscielny, Evra, Pogba, Matuidi, Sissoko, Griezmann, Payet, Giroud Kyadka: Mandanda, Jallet, Cabaye, Gignac, Martial, Schneiderlin, Mangala, Digne, Coman, Costil ICELAND: Halldorsson,…
Read More » -
England
Lambarkee ayuu Michy Batshuayi u xiran doonaa naadigiisa cusub ee Chelsea?
(London) 03 Luulyo 2016. Naadiga Chelsea ayaa goor dhaweyd xaqiijisay inay gacanta ku soo dhigtay weeraryahanka reer Belgium ee kooxda…
Read More » -
Spain
Samuel Umtiti oo ku riixaya Vermaelen inuu u dhaqaaqo horyaalka talyaaniga (Kooxdee?)
(Barcelona) 03 Luulyo 2016 La soo wareegidii Samuel Umtiti ee kooxda Barcelona ayaa albaabka u furaysa Thomas Vermaelen inuu isaga tago kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Imisa ayey kugu qaadaneysaa in aad halmar ku wada hesho saxiixyada Messi, Suarez iyo Neymar? Qiimahooda ayaa daaha laga rogay?
(London) 03 Luulyo 2016. Waxaa daaha laga rogay in Barcelona ay leedahay duulaanka ugu qaalisan dunida kubadda cagta. Haayada caalamiga…
Read More »