Sadio Mane iyo kooxdiisa cusub ee Liverpool oo isugu yimid xerada tababarka…(Laakiin aaway Mario Balotelli?)+SAWIRRO

Mane

(Melwood) 02 Luulyo 2016. Kooxda Liverpool ayaa iska soo xaadirisay xeradeeda tababarka ee Melwood si ay uga bilaabaan tababarka ay isugu diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub, isla markaana loo marsiiyo tijaabooyinka caafimaad.

Saxiixooda cusub ee Sadio Mane ayaa ka mid ahaa dadkii soo xaadiray si uu tababarkiisa ugu horreeyay ula qaato naaadigiisa cusub.

Tababare Klopp, Jordan Ibe, Joel Matip, Dejan Lovren iyo Alberto Moreno ayaa sidoo kale ka mid ahaa xarfaanta Liverpool ee soo xaadirtay Melwood.

Laakiin su’aasha la is waydiinayay ayaa ahayd halka uu jiray Mario Balotelli oo kooxda dib ugu soo laabtay kaddib amaah uu ku joogay AC Milan.

Waxaa la xaqiijiyay in Balotelli uu sidoo kale ka mid ahaa xiddigihii Liverpool ee soo xaadiray tababarka laakiin iska ilaaliyay inay Kaamirooyinka soo qabtaan.

SAWIRRO:

Sadio Mane

Alberto Moreno

Dejan Lovren was ready to go after arriving back to work

Jurgen Klopp

Jurgen Klopp

Jurgen Klopp

Jurgen Klopp

Joel Matip

Jordan Ibe

Brad Smith Connor Randall

Adam Bogdan

Jurgen Klopp

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close