Koox Premier League-ga ka dhisan oo ogolaatay in ay la soo saxiixato Alex Witsel…Waa tee?

c98921178fdacebb5cebef5df2d966de-1320840888

(Liverpool) 02 Luulyo 2016. Everton waxa ay ogolaatay in ay Zenit St Petersburg kala soo wareegto Alex Vitsel sida laga soo xiganayo Squawka.

Laacibka timaha afro-da ah deysta waxa uu sabab u ahaa bandhigyadii wanagsanaa ee ay Belgium Euro-ga ka sameysay iyaga oo gaaray wareegiisa sideed dhamaadka balse waxaa soo dishay Wales.

Witsel waxa uu afartii olole ee u dambeysay ka dheelayey Russia oo uu lacago badan ka qaato balse ma aha horyaal sare, Zenit bandhigyo fiican kama sameyso Europe.

Wali waa 27 jirka waxa uuna laf dhabar ka yahay xulkiisa, Witsel , Premier League la qabsigiisa dhib kuma qabi doono.

Ronaldo Koeman oo ku biiray Everton ayaa doonaya in uu isku xooojiyo Belgium-ka Toffees hadii ay helaan waxa ay noqon doontaa digniin ay dirayaan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close