FIKIRKAAGA KA DHIIBO: Yaa caawa badin kara xulalka Jarmanka iyo Talyaaniga? (Fikrikaaga idaacadda ayaa lagasii dayn doonaa?)

(Bordeux) 02 Luulyo 2016 – GERMANY VS ITALY: Tiiyoo uu Jarmanku yahay dal hidde iyo dhaqan ciyaareed oo xooggan lahaa boqolkii sano ee tegey misna taariikhda weli laguma hayo Jarman oo Talyaani uga badiyey ciyaar rasmi ah.

Waydiintu waxay tahay markan Talyaaniga maku dhigi karaan sheekadii dhurwaagii la teg bartay balse laga dhigay mise mar kale ayay dhirbaaxo kala kulmi doonaan Talyaaniga?

Maxay kula tahay?

Fikirkaaga ka dhiibo adigoo sheegaya magacaaga & meesha aad kasoo farriimayso si idaacadda looga sii daayo.

FG: Aragtidaadu ha noqoto mid micne ku fadhisa iyo falanqayn wax ku ool ah.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close