DAAWO: Kartoon laga sameeyay sidii xulka Belgium xalay looga reebay Euro 2016

(Paris) 02 Luulyo 2016 Xulka qaranka Belgium ayaa xalay macsalaameeyay koobka qaramada qaarada yurub kadib markii loogu awood sheegtay 3-1.

Hazard, De Bruyne iyo Fellaini ayaa ku guul daraystay inay goolal u dhaliyaan xulkooda isla markaana waxay garoonka uga baxeen siniyad jab leh.

Wales ayaa 3-1 ugu badashay xulka Belgium gool ay uga hormareen bilowgii ciyaarta, Ramsey iyo Gareth Bale ayaan sameeyay taariikh la xusi doono.

Xulka qaranka Belgium ayaana si niyad jab leh uga baxay koobka qaramada qaarada yurub xili ay ku rajo waynaayeen inay gaaraan Semi Final-ka Euro 2016.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close