SAWIRRO: Karim Benzema oo gaaray sucuudiga si uu u cumraysto

(Makah) 01 Luulyo 2016 Weerar yahanka kooxda Real Madrid iyo xulka France Karim Benzema ayaa gaaray dalka sucuudiga si uu u cumraysto.

Laacib kaan ayaa laga reebay ciyaartoyda xulka qaranka France uga qaybgalaya Euro 2016 taa badalkeedana wuxuu go’aansaday inuu soo cumraysto.

Benzema ayaa kamid ah ciyaartoyda fara ku tiriska ah ee muslimka ah isla markaana u ciyaara kooxaha ugu quwada wayn qaarada yurub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close