Month: July 2016
-
Afrika
Xiddigaha ka soo jeeda Afrikada dhexe oo ku Qarwa ka cayaarista horyaalka Soomaaliya [Waraysi]
Hormarada is daba jooga ee ka socda Soomaaliya gaar ahaan Cayaaraha ayaa keentay in ay usoo safraan wadanka cayaartooy ajaaniba…
Read More » -
Suuqa
Arsenal oo Napoli kula loolami doonta Mauro Icardi
(London) 31 Luulyo 2016. Arsenal waxa ay £50 million oo dalab ah qorsheneysaa in ay ka gudbiso weeraryahanka Inter Milan…
Read More » -
Aragtida
Ibrahimovic oo ugu dambeyn u muuqda mid sal dhigtay…Balse waxaa DAAHA laga rogay sababtii uu uga guuray Hotel-ka United jeceshay ee Lowry!
(Manchester) 31 Luulyo 2016. Kaddib markii ay qaab wanaagsaneyn ugu bilaabatay noloshiisa cusub ee England, axwaasha hada ugu dambeyn waxa…
Read More » -
Italy
Mustaqbalka Roberto Mancini ee Inter Milan oo lakala cadayn doono 3-maalin gadahood
(Milan) 31 Luulyo 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay kala cadayn doonto mustaqbalka tababarehooda Roberto Mancini.…
Read More » -
Spain
Benzema oo shaki laga muujinayo inuu ciyaari karo Super Cup-ka yurub
(Madrid) 31 Luulyo 2016 Real Madrid ayaa helaysa war aysan ku farxin kadib markii labaahiyay in weerar yahanka reer France ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
TOOS u daawo: Dabaal dagga ka socda Garowe iyo sida loo so dhaweenayo Ciyaaryahanaddii Puntland ee qaaday koobkii Dowlad Gobolleedyada Dalka
(Garowe) 31 Luulyo 2016. Waxa uu haatan dabaal deg weyn ka socodaa magaalada Garowe ee ah carunta Maamul Gobboleedka Puntland…
Read More » -
Uncategorized1
KAARTUUNKA MAANTA: Zlatan Ibrahimovic oo cabsi galiyey Joe Hart!
(Manchester) 31 Luulyo 2016. Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay United xalay. Red Devils waxa…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO: Kabtan Dhiidhiye oo koobkii u gacan galiyey madaxda Puntland halka Xiddigaha loo wada suray qoorta ubaxyo
(Garowe) 31 Luulyo 2016. Goor dhaweyd ayey Garowe, Caasimadda Puntland caga dhigatay diyaaraddii waday xulkii ku guuleystay koobkii Dowlad Gobolleedyada…
Read More » -
England
DAAWO: Siduu ahaa fal-celinta Ibrahimovic markii Rashford uu rigoorada keensaday
(Manchester) 31 Luuliyo 2016 – Zlatan Ibrahimovic ayaa u muuqday mid aad ula yaaban wiilka da’da yar kooxda Man United…
Read More »