XAN LA IS KALA TAG! Hadii aad tahay taageere United- ah ka doono Funaanada saxiixa cusub ee Manchester United dukaankooda hadii kale Website-kooda rasmiga ah ayaa qaldamay!

Manchester United have Mkhitaryan shirts for sale on club shop website

(Manchester) 30 Juunyo 2016. MANCHESTER UNITED waxa ay rideen taxane xayeesiinta funaanada Henrikh Mkhitaryan oo ay ku soo daabacen Website-kooa rasmiga ah.

Boqorka caawinta ee Borussia Dortmund ayaa la filayaa in uu  £26million ugu wareego Old Trafford maalmaha soo aadan.

Manchester United have Mkhitaryan shirts for sale on club shop website

Zlatan Ibrahimovic waxa uu saacado hore ugu xaqiijiyey Instagram-kiisa in uu ku biiray Red Devils.

Tolow ma tahay war si ka’a ah uga qaldamayey?

Hadii aysan ahayd, hadana Mkhitaryan heshiiskiisa kaliya waxaa ka harsan in tiimbaraha lagu taabto.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close