Jariirada France ee L’Equipe oo qishtay in Pogba hayo raadkii Ibra iyo Mkhitaryan! Waatan shaxda Mourinho oo ay saadaaliyen…..

Screen-Shot-2016-06-30-at-15.36.26

(Paris) 30 Juunyo 2016. Majalada caanka ah ee u dhuun duleesha arimaha ciyaaraha ee France L’Equipe  ayaa saadaal ka bixisay shaxda uu la sii shir tagi karo Jose Mourinho xilli ciyaareedka 2016-17.

Saacado kahor, Ibrahimovic waxa uu shaaciyey isaga oo adeegsanaya barihiisa bulshada Instagram-ka iyo Twitter-ka in uu ku biiray Red Devils.

Saacado kaddib dhacdadaas, dukaanka dharka ee Manchester United waxaa si ka’ma ah loogu xayeysiiyey maaliyada Mkhitaryan!

Hadaba waatan shaxda Jose ee ololaha dambe, ugu yaraan waa sida ay saadaalisay L’Equipe oo wax badan ka ogaan karta xaalka Paul Pogba….

Pogba

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close