Gary Linker oo ku soo dhaweyey Zlatan Ibrahimovic Premier League

zlatan

(London) 30 Juunyo 2016. Weeraryahankii hore ee England Gary Lineker ayaa sheegay “Waxa ay raaxo wanaagsan” Premier League haysashada Zlatan Ibrahimovic.

Kaddib toddobaadyo xan ah oo Ibra la xiriirineysay United saacado kahor ayaa qudhiisa Instagram-ka ku xaqiijiyey.

Lineker waxa uu qusay tayada 34 jirka.

Zlatan Ibrahimovic waxa uu noqday saxiixii labaad ee uu Mourinho sameyo tan iyo markii loo dhiibay shaqada United.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close