DAAWO: Anthony Martial oo goolal cajiib ah ka dhaliyey tababarka xulkiisa Faransiiska… (Miyey tahay farriin uu dirayo?)

martial

(Paris) 30 Juunyo 2016 – Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Anthony Martial oo hal kulan oo qura u saftay xulkiisa Faransiiska ayaa labo gool oo cajiib ah ku dhaliyay tababarka Faransiisku isugu diyaarinayo siddeed dhammaadka Euro 2016.

Dhaliyaha Man United waxa uu labadaas gool uu ku mudan karaa in lagu soo daro liiska ciyaarta soo socota ee xulkiisa France uu la ciyaari doono Iceland.

Martial oo ka daalay Kursiga keydka ayay labadiisan gool u muuqdaan in ay farriin u dirayaan tababare Deschamps si uu markale kalsoonida u siiyo wiilkan.

DAAWO MUUQAALKA:-


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close