XULKA RUBUC-DHAMAADKA: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan xulalka usoo baxay 8-dhamaadka?

(Paris) 29 Juunyo 2016 – Warsidaha Faransiiska ah ee L’Equipe ayaa soo ururiyey 11-ka laacib ee ugu wanaagsan laacibiinta ay xulalkoodu usoo gudbeen wareegga 8-da.

Waxaana shaxda 11-kan 3 laacib ku leh xulka Azzurri ee dalka Talyaaniga waana xulka ugu badan kuwaasoo kala ah; Gigi Buffon, Graziano Pellè iyo daafaca Rossoneri ee Mattia De Sciglio.

Haddaba, safka oo dhamaystiran wuxuu yahay sidatan:

XULKA 8-DA (4-2-3-1): Goolwale: Buffon; Daafaca: Srna, Boateng, Sigurdsson, De Sciglio; Khadka dhexe: Sigurdsson, Witsel; Draxler, Griezmann, Hazard; Pellè.

Macallinka: Antonio Conte

bb

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close