Waa kee laacibka ilaa iminka ugu shidan Tartanka Euro 2016 dhanka xiirashada TINTA!… + SAWIRRO

1

(Yurub) 30 Juunyo 2016 – Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 ayaa meel xasaasi ah soo gaaray, iyadoo siddeed xul ay isugu soo hareen tartankan, kaasoo rubac-dhammaadkiisa uu berri ka furmi doono dalka marti gelinaya tartankan ee Faransiiska.

Haddaba waxaa qiimeyn lagu sameeyey oo sawirradooda la soo bandhigay xiddigaha ilaa iminka ugu shidan tartanka Euro 2016 marka la eego dhanka xiirashada Timaha, waxaana xiddigaha sawirradooda la soo bandhigay ku jiray Fellaini, Ramsey, Origi iyo kuwo kale oo badan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xiddigaha xiirashadooda la la yaabay ee ka qeyb galay sanadkan tartanka Euro 2016, sawirradooda, magacyadooda, xulalka iyo kooxaha ay ka tirsan yihiin ee adigu codee:-

Marouane Fellaini (Belgium – Manchester United)

Marouane Fellaini (Belgium - Manchester United)

Ansi Agolli (Albania – Qarabag)

Ansi Agolli (Albania - Qarabag)

Domagoj Vida (Croatia – Dynamo Kiev)

Domagoj Vida (Croatia - Dynamo Kiev)

Marek Hamsik (Slovakia – Napoli)

Marek Hamsik (Slovakia - Napoli)

Radja Nainggolan (Belgium – Roma)

Radja Nainggolan (Belgium - Roma)

Aaron Ramsey (Wales – Arsenal)

Aaron Ramsey (Wales - Arsenal)

Ivan Perisic (Croatia – Inter Milan)

Ivan Perisic (Croatia - Inter Milan)

Paul Pogba (France – Juventus)

Paul Pogba (France - Juventus)

Juraj Kucka (Slovakia – AC Milan)

Juraj Kucka (Slovakia - AC Milan)

Divock Origi (Belgium – Liverpool)

Divock Origi (Belgium - Liverpool)

Stephan El Shaarawy (Italy – Roma)

Stephan El Shaarawy (Italy - Roma)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close