FA-ga oo bartilmaameedka ugu weyn ee jagada England ka dhigtay Arsene Wenger

3107572_heroa

(London) 29 Juunyo 2016. Arsene Wenger ayaa noqday bartilmaameedka ugu sareya ee FA-ga si uu xilka tababare ee England u qabto, sidaas waxaa laga soo xiganayaa jariirada the Express.

FA-ga waxa ay meesha ka saareen in ay sugaan sanad si ay ula soo wareegaan Wenger madaama waqtigaas ay ku soo beegmeyso dhacida qandaraaska uu Arsenal kula jiro.
Gareth Southgate ayaa la filayaa in uu xilka tababare ee England si KMG ah u qabto iyada oo ay bilaabanayaa wadahadalada masuuliyiinta FA-ga Martin Glenn, David Gill iyo Dan Ashworth six al looga gaaro xaalada mustaqbalka dheer.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close