Day: June 29, 2016
-
France
Patrice Evra oo ku dhaawacmay Tababarka xulka Faransiiska
(Paris) 30 Juunyo 2016 – Daafaca Midig ee xulka Qaranka Faransiiska iyo kooxda Juventus Patrice Evra ayaa ku dhaawacmay tababarkii…
Read More » -
Euro 2016
Waa kee laacibka ilaa iminka ugu shidan Tartanka Euro 2016 dhanka xiirashada TINTA!… + SAWIRRO
(Yurub) 30 Juunyo 2016 – Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 ayaa meel xasaasi ah soo gaaray, iyadoo siddeed xul ay…
Read More » -
Ameerika
DAAWO MUUQAALKA: Neymar oo Kubbad ku jebiyay Diyaarad Drone ah!
(Rio de Janiero) 30 Juunyo 2016 – Xiddiga kooxda Barcelona iyo xulka Brazil Neymar Junior ayaa sugi kari la’ furitaanka…
Read More » -
France
Arsenal iyo PSG oo ku loolamaya saxiixa Lacazette
(Paris) 30 Juunyo 2016. Arsenal iyo Paris Saint – Germain ayaa hogaanka u haya loolanka loogu jiro saxiixa Alexandre Lacazette…
Read More » -
Wararka
Hazard oo dhaawac ku seegi kara kulanka Belgium V Wales
(Paris) 30 Juunyo 2016. Tababaraha Belgium Marc Wilmots ayaa qiray in aysan wali cadeyn Eden Hazard ka qeyb qaadashadiisa kulanka…
Read More » -
Spain
WARBIXIN: Yay Barcelona ku marti qaaday sanadkan koobkeeda Gamper Cup, Maxaysa tahay sirta ka dambeysa ee koobkan loo qabto?
(Catalonia) 29 Juunyo 2016. Gamper Trophy Cup, oo loogu yeero marka la joogo luqada Catalan Trofeu Joan Gamper ayaa ah…
Read More » -
England
Michy Batshuayi oo la xaqiijiyay inuu tijaabada caafimaad u maray kooxda Chelsea
(France) 29 Juunyo 2016. Tababaraha xulka Belgium Marc Wilmots ayaa xaqiijiyay in Michy Batshuayi uu maray tijaabada caafimaad xilli uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
FAALLO: Muxuu Talyaanigu uga tayo fiican yahay Ingiriiska? – Waxaa ka jawaabaya laacib Ingiriiska u dhashay, Talyaanigana kasoo dheeley (Qaybtii 1-aad)
(London) 29 Juunyo 2016 – Cawadii ay Ingiriisku ku fashilmeen inay ka foowsaan xulka da’da yar ee Iceland, waxay Talyaanigu…
Read More » -
Wararka
MEHER FARXAD LEH: Halbalyo loo dirayo Cabdiraxman Cali Dhicisoow & Muxubo Max’ed Yaasiin
(Kina) 29 Juunyo 2016 – Aabo Ali Dhicisow Malin Hooyo xaydaro rooble Ahmed Habo Amino Rooble Ahmed Adeer Xuseen Dhicisow…
Read More » -
Spain
Manchester United oo duulaan cir iyo dhul ah ku qaadeysa Barcelona si ay uga soo faramaroojiso Neymar [Mundo Deportivo]
(Manchester) 29 Juunyo 2016. Sida laga soo xiganayo Mundo Deportivo, Manchester United waxa ay bilowday duulaan qaawan oo ay ku…
Read More »