Wax ka baro xiddigihii horay u soo xirtay lambarka cusub ee ay kooxda Liverpool u xirtay Sadio Mane

CmCHwsMWEAANELz

(Liverpool) 28 Juunyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dhammaystirtay saxiixa Sadio Mane, waxaana ay heshiis aan qiimihiisa la shaacin kaga soo qaateen naadiga Southampton.

Liverpool ayaa saxiixeeda cusub ee Sadio Mane u xirtay lambar 19, waxaana uu noqonayaa xiddigii lixaad ee lambarkan u qaata kooxda Reds.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shantii ciyaaryahan ee Sadio Mane kaga horreeyey xirashada lambarka 19-aad ee kooxda Liverpool, waxaana ay kala yihiin:-

Fernando Morientes

Ryan Babel

Stewart Downing

Javier Manquillo

Steven Caulker

CmCO2hcWYAAkdn8

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close