Saddex KAARTO oo Klopp ku soo gali karo kaddib saxiixii Sadio Mane

lfcmane-e1467113186946

(Liverpool) 28 Juunyo 2016. Liverpool waxa ay si rasmi ah ula wareegtay Sadio Mane maanta.

Xddiga waxa uu 30 Milyan oo Euro uga yimi Southampton.

Hada, halkee ayuu laacibka u dhashay Senegal ka gali doonaa shaxda Jurgen Klopp?

Saddex nooc ayaan hoos idinku soo gudbineynaa….

l13 lfc lll

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close