Day: June 28, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Magaalo madaxda Argentina Buenos Aires oo daaha ka rogtay Taalo loo sameeyey Lionel Messi
(Buenos Aires) 28 Juunyo 2016. Xitaa waxaa qandho qabatay gobolnatooraha Caasimada Argentina kaddib markii Lionel Messi uu wacad ku maray…
Read More » -
Wararka
RASMI: AC Milan oo macallin u magacaabatay Vincenzo Montella
(Milano) 28 Juunyo 2016 – AC Milan ayaa si rasmi ah u shaacisay inay macallin ka dhigteen Vincenzo Montella, isagoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HABEEN BIDAAR KUGU GASHAY WAA HABAAR!! Weyne Rooney oo ay xalay tintii ka durugtay+SAWIRO
(Manchester) 28 Juunyo 2016. England waxa ay Euro 2016 uga hartay gacmaha Iceland, dhacdo lama filaan ku noqotay qof walba.…
Read More » -
Ameerika
“Waa ku baryaa xitaa markaad gaarto 200 oo sano haka fariisan ciyaaraha.”. Wiil yar oo baroorta iyo DIIFKA isku daray kaddib markii uu Messi sheegay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga+MUUQAAL
(America) 28 Juunyo 2016. Taageerayaasha xulka Argentina ayaa halkii ay ka caroon lahaayeen go’aankii aan laga fiirsan uu ka dhawaajiyay…
Read More » -
Wararka
XOG: Vincenzo Montella oo qabanaya kooxda AC Milan (Heshiis dhacay)
(Milano) 27 Juunyo 2016 – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Vincenzo Montella uu AC Milan la gaarey heshiis 2…
Read More » -
Wararka
XOG: Medhi Benatia oo qarka u saaran inuu ku biiro Juventus
(Torino) 28 Juunyo 2016 – Warar ka imanaya Talyaaniga ayaa tibaaxaya in daafaca Medhi Benatia uu qarka u saaran yahay…
Read More » -
Spain
Ben Arfa oo lagu wado in daba yaaqada usbuucan ku biiro…..
(France) 28 Juunyo 2016. Xiddigii hore ee Premier League ee iminka ka ciyaara horyaalka Faransiiska Hatem Ben Afra ayaa lagu…
Read More » -
England
Wax ka baro xiddigihii horay u soo xirtay lambarka cusub ee ay kooxda Liverpool u xirtay Sadio Mane
(Liverpool) 28 Juunyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dhammaystirtay saxiixa Sadio Mane, waxaana ay heshiis aan qiimihiisa la…
Read More » -
Wararka
Zlatan Ibrahimovic oo muuqaal sagootin ah u sameeyay xulka Sweden.. (Daawo)
(Stockholm) 28 Juunyo 2016 – Weeraryahan Zlatan Ibrahimovic oo Arbacadii kulankiisii ugu dambeeyay u dheelay xulka dalkiisa Sweden ciyaartii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Iska ilow Juve! Patrice Evra waxa uu jecelyahay Manchester United…..Arag cadeynta!
(Manchester) 28 Juunyo 2016. Malaha Patrice Evra waxa uu iminka ku sugan yahay Turin isaga oo matalaya Juve….laakiin wali qalbigiisa…
Read More »