SAWIRRO: Ka bogo sawirro lagasoo ururiyey taageerayaasha Spain & Talyaaniga!

(Saint Denis) 27 Juunyo 2016 – Xulka Talyaaniga ayaa ku guulaystey hardankii Latin Yurub oo u dhexeeyay xulalka aadka u xafiiltama ee Spain iyo Talyaaniga waxaana 2-0 uu u qalmey ku adkaaday Talyaaniga.

Haddaba, ciyaarta waxaa ku dhex socotey ciyaar kale oo ah bandhiggii ay sidoo kale sameeyeen taageerayaasha xulalka reer koofurta Yurub.

Hoos ka daawo sawirradii aannu kasoo ururinay kataangaha garoonka.

b14 b16 b19 b17 b20 b21 b22 b28 b27 b26 b25 b24 b29 b30 b31 b32 b34

b b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b12 b13

b25

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close