Hadii Conte Talyaanigan uu Group-kii Belgium ka soo saaray deedna maanta Spain..markaa waan sugi la’ahay xilli ciyaareedka cusub!!

543304394

(London) 27 Juunyo 2016. Taageereyaasha Chelsea waxa ay u baahan yihiin sugida wax yar uun si ay ula qabsadaan Antonio Conte waxa uuna u muuqdaa mid u qalma in la dhawro….

Tababaraha Italy waxa uu majaraha u qaban doonaa Chelsea marka uu soo dhameyo waajibaadka uu dalkiisa u hayo isaga oo Azzurri geyey rubuc dhamaadka Eur0 2016 kaddib markii ay 2-0 uga badiyeen Spain.

Conte dhaq dhaqaaqyadii uu ka waday diilinta farsamada waxa ay ahaayeen wax la dheceen jamaahiirta Chelseaoo hada ugu yeeray Jose Mourinho-yaha cusub!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close