Day: June 27, 2016
-
Suuqa
LA JABSADAY: Qandaraaska uu Henrikh Mkhitaryan ugu wareegayo Manchester United iyo mushaarka uu ka qaadan doono Old Trafford
(Manchester) 28 Juunyo 2016. Sida mudo maalmo ah la warinayey Manchester United waxa ay ku dhawdahay la soo saxiixashada khad…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Roy Hodgson oo xilkii tababare ee England iska casilay
(Nice) 28 Juunyo 2016. Roy Hodgson waxa uu iska casilay xilkii tababare ee England kadib guul daradii 2-1 ahayd ee…
Read More » -
Wararka
EURO 2016: ENG VS ICE 2-1…Iceland oo Ingiriiska ka dirtay Koobka Qaramada Yurub + Sawirro
(Allianz Riviera) 27 Juunyo 2016 – Xulka yar ee Iceland ayaa usoo gudbey rubuc-dhamaadka Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016…
Read More » -
Wararka
Hadii Conte Talyaanigan uu Group-kii Belgium ka soo saaray deedna maanta Spain..markaa waan sugi la’ahay xilli ciyaareedka cusub!!
(London) 27 Juunyo 2016. Taageereyaasha Chelsea waxa ay u baahan yihiin sugida wax yar uun si ay ula qabsadaan Antonio…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Talyaaniga oo ka tilaabsaday Spain tiigsadayna wareega 8-dhamaadka tartanka (SAWIRRO)
(Paris) 27 Juunyo 2016 Xulka qaranka talyaaniga ayaa soo gabagabeeyay guul la’aantii ka haysatay 22 sano xulka qaranka Spain kadib…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAA CURADKA ROONEY! Maanta waxa uu xirnaa maaliyada England oo dhabarka ku leh lambarka iyo magaca Jamie Vardy! Ogow sababta…?
(Nice) 27 Juunyo 2016. XANTII ku saleysneyd in ay xurgufi dhextaal Weyne Rooney iyo Jamie Vardy ayaa lagu maadeystay- kaddib…
Read More » -
England
Malaha waa kanaa LAMBARKA uu Sadio Mane u xiran doono Liverpool…(EEG SAWIRRADA)
(England) 27 Juunyo 2016. Weeraryahanka Southampton Sadio Mane ayaa soo gaaray Isbitalka kooxda Liverpool isagoona u maray tijaabadii caafimaad ka…
Read More » -
Euro 2016
“Waan garanaynaa sida loo ciyaaro kubadda cagta” – Giorgio Chiellini oo hadlay kadib guushii ay ka gaareen Spain
(Paris) 27 Juunyo 2016 Dhaliyihii goolkii hore ee xulka qaranka talyaaniga ee Giorgio Chiellini ayaa ka hadlay guushii taariikhiga ahayd ee xulkiisu…
Read More » -
Euro 2016
SI FIICAN U EEG: Xulka Iceland oo sawirkan DHIIRO Galin ka qaadanaya ka hor kulankooda caawa ee England
(France) 27 Juunyo 2016. Xulka Ingiriiska ayaa daqiiqado yar kaddib la ciyaari doona xulka Iceland wareega 16-ka ee Euro 2016.…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Ka bogo sawirro lagasoo ururiyey taageerayaasha Spain & Talyaaniga!
(Saint Denis) 27 Juunyo 2016 – Xulka Talyaaniga ayaa ku guulaystey hardankii Latin Yurub oo u dhexeeyay xulalka aadka u…
Read More »