Day: June 26, 2016
-
Wararka
‘Waan jeclaan lahaa in aan waqtigeygii la ciyaaro Ozil’.
(London) 27 Juunyo 2016. Halyeyga Arsenal Ian Wright ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa la ciyaarida Mezut Ozil. Waxa uu…
Read More » -
England
Klopp oo ugu dambeyn gacanta ku dhigay Mane+Macluumaad badan oo ku saabsan dhaq dhaqaaqa ganacsiga dhexmaray Reds iyo Saints
(Liverpool) 27 Juunyo 2016. Sadio Mane waxa uu isniinta soo gaari doonaa Liverpool si uu tijaabada caafimaad ugu maro kahor…
Read More » -
Spain
EEG: Dani Alves oo soo caga dhigtay Turin si uu tijaabada caafimaad ugu maro Juventus
(Turin) 27 Juunyo 2016. Dani Alves waxa uu caga dhigtay Turin kahor ku biiristiisa sida weyn loo sugayey ee Juventus,…
Read More » -
Wararka
HOR DHAC: Italy Vs. Spain (Libinta waa garbo siman balse markan midbaa qosolka dambe yeelan doonta waase tee?)
(Saint-Denis) 27 Juunyo 2016. Spain oo labadii olole ee hore isla gedisan ayaa dooneysa in ay taariikh kale dhigto oo…
Read More » -
Wararka
HOR DHAC: England Vs. Iceland
(Nice) 27 Juunyo 2016. England oo ka mida dalalka dhacda walba loo saadaaliyo balse fashilya aragtida falanqeeyeyaasha ayaa kolkan raba…
Read More » -
Euro 2016
KA BOGO: Rikoodhadii laga diiwaan galiyay kulankii uu xulka Belgium xaaqay Hungary, uguna soo baxay wareegga siddeed dhammaadka EURO 2016
(France) 27 Juunyo 2016 – Xulka qaranka Belgium ayaa si raaxo leh ugu soo gudbay siddeed dhammaadka koobka qaramada Yurub…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Yuu xulka Belgium ku beegmayaa wareegga siddeed dhammaadka, yaase loo doortay Man Of The Match?
(Bordeaux) 27 Juunyo 2016 – Xulka qaranka Belgium ayaa kulankii dhawaa ee wareegga 16-ka koobka qaramada Yurub ee Euro 2016,…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Argentina vs Chile – LIVE (Final-ka Koobka Ameerika)
Argentina – Chile Argentina – Chile Argentina – Chile Gool FM
Read More » -
Euro 2016
Euro 2016: Xulka Belgium oo iska xaadiriyey wareegga 8-da Koobka Qaramada Yurub markii ay xaaqeen Hungary + Sawirro
(Paris) 26 Juunyo 2016 – Xulka qaranka Belgium ayaa guul raaxo leh oo 4-0 ka gaaray dhiggiisa Hungary kulan ka…
Read More » -
Suuqa
Saxafi si weyn loo qadariyo oo sheegay in Manchester United ogolaatay qiimihii ay BVB ku dooneysay Henrikh Mkhitaryan+HALKA UU SAFKA UNITED KA GALI DOONO
(Manchester) 26 Juunyo 2016. Saxafiga lagu kalsoonaan karo ee reer Italia Gianluca Di Marzio ayaa sabtidii war weyn daaha ka…
Read More »