Day: June 24, 2016
-
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Kooxda AS Roma oo gudbisey waraaqihii ugu dambeeyay ee garoonka ay dhisanayso! (Riyadii Roma oo rumoobi rabta)
(Roma) 24 Juunyo 2016 – Kooxda Roma ayaa maamulka gobolka Lazio u gudbiyey dokumentiyadii ugu dambeeyay ee ku aaddan garoonka…
Read More » -
Wararka
”Laacibkayga waan ka wadanayaa EPL” – Saamayntii Brexit oo sii ballaaranaysa!
(London) 24 Juunyo 2016 – Kooxaha ka dheela horyaalka Serie A-da oo ay ku jiran AS Roma ayaa ku dul…
Read More » -
Italy
Juventus oo ku dadaalaysa sidii ay usoo xera gelin lahayd Alexis Sánchez (Tillaabo ay qaadayaan)
(Torino) 24 Juunyo 2016 – Wararka ka imanaya Talyaaniga ayaa tibaaxaya in Juventus ay todobaadka soo aadan la kulmi doonto…
Read More » -
England
Adam Lallana oo maanta ku dhaawacmay tababarka Ingiriiska, miyuu ciyaarayaa kulanka Iceland?
(Chantilly) 24 Juunyo 2016 – Xoogaa welwel ah ayaa maanta oo Jimce ah ka dhex taagan xulka Qaranka Ingiriiska kaasoo…
Read More » -
Euro 2016
Ronaldo oo shaaciyay hal utun oo niyadiisa ku taagan ka hor kulanka Croatia
(Paris) 24 Juunyo 2016 Laacibka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday hal utun oo niyadiisa ku taagan…
Read More » -
England
FC Porto oo dib ula saxiixanaysa daafaca Man City ee Eliaquim Mangala
(Manchester) 24 Juunyo 2016 – Kooxda FC Porto ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay dib u la saxiixato daafaca…
Read More » -
Italy
Aqriso fariintii qiiraha lahayd ee Alvaro Morata uu u diray kooxdiisii hore ee Juventus
(Turin) 24 Juunyo 2016 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa fariin qiiro leh u soo diray kooxdiisii hore ee…
Read More » -
Afrika
Isku aadka wareega guruubyada isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 ee qaaradda Afrika oo la shaaciyey.. (Egypt v Ghana, Nigeria v Algeria)
(Masar) 24 Juunyo 2016 – Waxaa maanta la sameeyey isku aadka heerka guruubyada koobka Adduunka 2018 ee qaaradda Afrika, iyadoo…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo ku dhawaaqday saxiixa Gianluca Lapadula + Sawirro & Video
(Milano) 24 Juunyo 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah u shaacisay saxiixa…
Read More » -
Euro 2016
“Waxaan leenahay awood aan ku reebi karno Ronaldo iyo asxaabtiisa” – Ivan Rakitic
(Paris) 24 Juunyo 2016 Laacibka xulka qaranka Croatia ee Ivan Rakitic ayaa sheegay in xulkiisu uu habeen dambe meel iska saari doono…
Read More »