Waa sidee xaalka maku dhuftay? Daawo tan uu dhigay wariye Iceland markii uu xulkiisa xalay u soo baxay wareega 16-ka

11425491_930412566981717_6544261084463384706_o

(Paris) 23 Juunyo 2016. U soo bixidii wareega 16-ka ee dalka Iceland waxaa lagu soo dhaweeyey farxad iyo reyn reyn laakiin ma jirin waxa lala bar bar dhigi dareenkii dalka yare e ka soo jeeda Scandanavia ee waliba jaziirada ah.

Jamaahiirtooda waxa ay ahaayeen kuwo aan loo babac dhigi karin inta ololaha socday hayeshee, waxaa ugu darnaa saxafi ka mida kuwii dalka ka soo raacay, Arnor Ingvi Traustason.

Bal daawo muuqaalka hoose, ma ku dhuftay mise? Waxaase farxad ka weyne!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close