Day: June 23, 2016
-
Suuqa
Victor Wanyama oo hadlay kaddib markii uu ku baasay tijaabada caafimaad ee Tottenham
(London) 23 Juunyo 2016. Laacibka reer Kenya Victor Wanyama ayaa xaqiijiyay inuu ku baasay tijaabadii caafimaad ee kooxdiisa cusub ee…
Read More » -
Uncategorized1
Radja Nainggolan oo ugu dambeyn qiray in Chelsea iyo kooxdiisa Roma ay ka hadlayaan arrinkiisa laakiin…
(France) 23 Juunyo 2016. Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Roma iyo xulka qaranka Belgium Radja Nainggolan ayaa ugu dambeyn qiray…
Read More » -
England
DEG DEG: Wiilka reer KENYA Victor Wanyama oo ku biiray Tottenham+SAWIRRO
(London) 23 Juunyo 2016. Naadiga Tottenham ayaa xaqiijisay inay gacanta ku soo dhigtay xoog waynaha qadka dhexe ee reer Kenya…
Read More » -
Italy
XOG: AC Milan oo Napoli & Juve ka dul qaadday Gianluca Lapadula (Berri oo uu caafimaadka u marayo)
(Milano) 23 Juunyo 2016 – Sida uu soo werinayo Sky Sport, AC Milan ayaa Napoli iyo Juve ka dul qaadday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa sidee xaalka maku dhuftay? Daawo tan uu dhigay wariye Iceland markii uu xulkiisa xalay u soo baxay wareega 16-ka
(Paris) 23 Juunyo 2016. U soo bixidii wareega 16-ka ee dalka Iceland waxaa lagu soo dhaweeyey farxad iyo reyn reyn…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo iyo Greth Bale oo heshiisyo cusub saxiixaya kaddib Euro 2016
(Madrid) 23 Juunyo 2016. Xiddigaha Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale ayaa qallinka ku duugi doona heshiis cusub marka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ozil iyo Pogba oo sadaqo isu bahaystay. Maxay sameeyeen? [Muuqalo]
(Paris) 23 Juunyo 2016. Xiddiga Arsenal, Mezut Ozil ayaa mar kale muujiyey sida uu BILI AADAN wanaagsan u yahay kaddib…
Read More » -
England
“Pep Guardiola dartii ayuu Man City ugu biirayaa.”. Nolito adeerkii ayaa sidaa yiri
(Spain) 23 Juunyo 2016. Xiddiga Celta Vigo ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Manchester City kaddib markii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Weyne Rooney oo ugu baaqay Jamie Vardy in uu xaaskiisa la hadlo si ay u yareeyso….?
(Paris) 23 Juunyo 2016. Jariirada The Times waxa ay qortay maqaal ku saabsan baraha bulshada iyo xulka qaranka England ee…
Read More » -
Euro 2016
“Kama baqayno Spain” – Antonio Conte oo ka hadlay kulanka ay wajahayaan Spain
(Paris) 23 Juunyo 2016 Tababaraha xulka qaranka talyaaniga ee Antonio Conte ayaa ka hadlay kulanka wareega 16-ka ay laciyaari doonaan xulka difaacanaya…
Read More »