Ma aha Gerrad, ma aha Alonso, ma aha Benitez,hadaba waa kuma? Halyeyga Liverpool ee jirkiisa oo dhan ku wada sawiray Tattoo tiro badan oo uu ku xusayo Champions League-gii ay 2005 ka qaadeen AC Milan? [SAWIRO]

UCL

(Liverpool) 23 Juunyo 2016. Dhowaan laacibka ka fariistay ciyaaraha John Arne Riise, waxa uu mar muujiyey sida uu jaceylka ugu qabo Liverpool isaga oo jirkiisa ku qoray Tattoo oo uu ku xusayey Champions League ay AC Milan 2005 qaadeen ee caanka noqday.

2014 isaga oo wali u ciyaraha Fulham, Riise waxa uu mar kale xusay Champions League-gii 2015 isaga oo garabkiisa ku sawiray Tattoo.

2015, Riise waxa uu mar kale KALIGAA SOCON MAYSID “You ‘ll Never Walk Alone” ku qoray lugtiisa biddix taas oo uu ku sameeyey goolal aad u badan oo Liverpool ah.

Tattoo-ga cusub waxaa ka muuqda koobka Champions League, waqtigii kulanka , magacyada kooxaha –  AC Milan iyo Liverpool.

First session done with @daniel__louis 👏🏻Long day tomorrow as well 😀 #tattoos

A photo posted by John Arne Riise (@jariiseofficial) on

 

😁😁😎 @daniel__louis

A photo posted by John Arne Riise (@jariiseofficial) on

 

Loving the progress 👏🏻✌🏻️ #tattooartist #tattoos @daniel__louis is the man!

A photo posted by John Arne Riise (@jariiseofficial) on

 

Now it’s all ready to go!! The brilliant @daniel__louis is on it 👏🏻😊 #tattooartist #tattoos

A photo posted by John Arne Riise (@jariiseofficial) on


Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close